Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Fatahaada Wabiyada iyo Cabsida wali jirto

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hada hoos u dhaceen fatahaadii ay sameenayeen Wabiyada Shabeelle iyo Jubba ee mara Soomaaliya. Wasaarada ayaana sheegtay in ay wali jiraan cabsi laga qabo in fatahaadyo hor leh sameeyaan Wabiyada hadii ay da’aan roobab xoogan, waxa ayna dowlada u mahad celisay cid kasta … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Fatahaada Wabiyada iyo Cabsida wali jirto